Salaada Cishe

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Salaad Cishe Af-Carabi: صلاة العشاء Waa salaada shanaad ee salaadaha faradka waxeyna kujirtaa salaadaha fadligooda badan yahay, Nabiga (NNKH) Wuxuu yiri ninkii tukada labada bardeyn(qaboobe) Janada ayuu galayaa, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Waa salaada ku adag munaafiqiinta in ay tukadaan. Salaada cishaha waxaa ka danbeeyo 2 rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal isha]